Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...
Qodobkan waxa uu ku saabsan yahay: Ha'isfaquuqin oo dadka haka dhexbixin ee dhexjoog, hasamaysanin darbiyo kahor jogsada dadka kale. Galidaaqnimado wa halis handadaad kuyu ah ee kuma ilaalinayso. calamku wa halis cadowna wukabuuxa qof walbana inu is'ilaaliyo wa lasim, Isfaquuqu inta uu ku'ilalinayo inta uu kuyeelayo aya ka badan hadii ad madaxtahy wa inad dadka dhexgasho oo aad kawarhaysa ee iska ilaali isfaquuqa. Tusaalaha Buuga: Taariikhda dalka shiinaha boqorkii ugu caansana uguna horaayay oo la'oranjiray jaanshii oo talinjiray 220kii ilaa 210kii hijriyada waxa uu ahaa boqor awood badan oo sameeyay dalka wayn ee shiinaha boqor Jaanshii waxa ku adkaatay inu dadka la kulmo waxa uu kunola qasri aad uwayn cidna lama kulmi jirin indhaha dadka oo dhan wa uu iska qarin jiray. Habeenki hal qol maseexan jirin ee hadba qol ayu seexan jiray si aan lo'ogaan, Maalin ayuu dhintay isaga oo cidna ogayn dhowmaalin kadib ayaa maydkii boqorka oo qurmay lahelay. Saas ayuna ku dhin...