Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...
Cudurka macaanka Diabetes Cudurka macaanku ama Diabetes wa mid lakala dhaxlo, Wana mid aan lakala qaadin. Cudurkan waxa uu ka yahay kuwa ugu caansan cudurada aduunka. Cudurka macanka ama Diabetes wa mid hido raac ah inta badan waxa uu ku dhaca dadka buurbuuran ama aadka u cayilan. waxa uu ka Groban yahay labo nooc oo kala ah:- 1. Type one: wa macaan inta badan ku dhaca dadka qaan Garay ama dadka yaryar waxa laka qada isticmaalka macanka badan, exercise la'aan, iyo isticmalka balwada nocyadeeda kala duwan. 2. Type two: wa macaan badanaa ku dhaca dadka waa wayn jirgoda ayaa waxa ka dhamata {insulin}. Waa dheeecaan uu sodayo beerku kas oo shaqadiisu tahay in uu jirka ka yareeyo macaanta ku jirta ama tan so gashay. Maxa sababa cudurka macaa ka:- 1.Isticmaalka macan badan 2.Hidaha hadii uu qabay qof rerka ka mid ah 3.Exercises ama jimicsi oo aan lasamayn 3.Da' da qofka oo waynada 4.Cayila ama buurnida jirks 5.{Insulin} ta oo jirka ka dhamata Wa maxay calamadaha cudurka mac...