Skip to main content

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Cudurka macaanka (Diabetes)



Cudurka macaanka Diabetes 



Cudurka macaanku ama Diabetes wa mid lakala dhaxlo, Wana mid aan lakala qaadin. Cudurkan waxa uu ka yahay kuwa ugu caansan cudurada aduunka.

Cudurka macanka ama Diabetes wa mid hido raac ah inta badan waxa uu ku dhaca dadka buurbuuran ama aadka u cayilan. waxa uu ka Groban yahay labo nooc oo kala ah:-

 

1. Type one: wa macaan inta badan ku dhaca dadka qaan Garay ama dadka yaryar waxa laka qada isticmaalka macanka badan, exercise la'aan, iyo isticmalka balwada nocyadeeda kala duwan.


2. Type two: wa macaan badanaa ku dhaca dadka waa wayn jirgoda ayaa waxa ka dhamata {insulin}. Waa dheeecaan uu sodayo beerku kas oo shaqadiisu tahay in uu jirka ka yareeyo macaanta ku jirta ama tan so gashay. 





Maxa sababa cudurka macaa ka:-


1.Isticmaalka macan badan

2.Hidaha hadii uu qabay qof rerka ka mid ah

3.Exercises ama jimicsi oo aan lasamayn

3.Da' da qofka oo waynada

4.Cayila ama buurnida jirks

5.{Insulin} ta oo jirka ka dhamata


Wa maxay calamadaha cudurka macaanka:-


1.qofka oo miisankiisu yaraado oo Cato noqda

2.Kadida qofka oo macaan uu so raaco

3.Nerfayasha yaryar ee gacmaha iyo lugaha oo dhinta

4.Jirka oo laka wayo madada macaanka


Maxa laku daweeya cudurka macaanka:-


1.isticmala irbada {insulin}

2.Samee jimicsi malin walba 30 daqiiqo

3.Jooji balwada sida sigar, qad, tubako, iwm.

4.Samee socod badan malin walba 

5.Iska yaree stresska, buuqa, iyo figirka badan.


Kahortaga cudurka macaanka:- 


1.Samee jimicsi malin walba 

2.Iska yaree baruurta 

3.Cun cuno fiican


Latalin caafimaad:-


Bismillah: so dhawow walal cudurka macaanku wa cudur hida raac ah oo hadii uu qabay abahaa, hoyadaa, ama qof reerkina kamid ah waxa macquul ah inuu sifudud kuyu dhaco cudurkan.


Hadii aad qabto macaan samee taloyikan;


1.Iska ilaali cunada macanku uu ku badanyahay 

 2.Samee jimicsi ama exercise dheerad ah 

3.Seexo hurdo kuyu filan habenkii

4.Ha isticmalin wax balwad ah sida; sigar ama qaad

5.Iska yaree baruurta jirkaya


Hadii aadan qabin macaan same taloyinkan;


1.sexo hurdo kuyufilan habeenkii si jirku u nasto

2.isticmaal cabida biya badan Marwalba

3.samee exercise iyo socod badan si loo yareyo macanka jirka ku jira

4.waa inaad yaraysa baruurta ama cayila

5. Latagalan inad qof xanusan la isticmaasho agabka laysla isticmaalo sida; shanlada,cidiyo gurta, dharka, iyo gabaha. 


Gunaanud:-


Wadku mahadsan tahay baradhada caafimadka jirkaya iyo sida aad u badbadin lahayd umada oo dhan. Fadlan hadii aad wax figrad ah ama latalin ah nogu reeb comments ka hoose, ama nagalo xiriir pagekan. thank you very much.


Hello, my name is Dr Abdisalam, welcome to my page, you are following this page health lessons, and world news. all time thank you for reading my page.






Comments

Popular posts from this blog

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Xeerka 7aad ''Sirta daciifnimada isfaquuqa'' (Goonnidaaqa)

Qodobkan waxa uu ku saabsan yahay:  Ha'isfaquuqin oo dadka haka dhexbixin ee dhexjoog, hasamaysanin darbiyo kahor jogsada dadka kale. Galidaaqnimado wa halis handadaad kuyu ah ee kuma ilaalinayso. calamku wa halis cadowna wukabuuxa qof walbana inu is'ilaaliyo wa lasim, Isfaquuqu inta uu ku'ilalinayo inta uu kuyeelayo aya ka badan hadii ad madaxtahy wa inad dadka dhexgasho oo aad kawarhaysa ee iska ilaali isfaquuqa. Tusaalaha Buuga: Taariikhda dalka shiinaha boqorkii ugu caansana uguna horaayay oo la'oranjiray jaanshii oo talinjiray 220kii ilaa 210kii hijriyada waxa uu ahaa boqor awood badan oo sameeyay dalka wayn ee shiinaha boqor Jaanshii  waxa ku adkaatay inu dadka la kulmo waxa uu kunola qasri aad uwayn cidna lama kulmi jirin indhaha dadka oo dhan wa uu iska qarin jiray. Habeenki hal qol maseexan jirin ee hadba qol ayu seexan jiray si aan lo'ogaan, Maalin ayuu dhintay isaga oo cidna ogayn dhowmaalin kadib ayaa maydkii boqorka oo qurmay lahelay. Saas ayuna ku dhin...

Xeerka 5aad ''baro sida loo maqnaado marka aad muhim noqoto'' (fanka maqnaanshaha)

  Qodobkan wuxu ka hadlaya sida lo maqnado marwalba aad muhiim noqoto, wax walba hadi ay indhuhu ku bataan wa lanaca.  Mahmah soomaaliyed aya oranaysa (hanoqon jooge aan laxisabsan ama maqane aan latabin)  Qoraaga oo qodobkan ka hadlaya wuxu yiri qof dad an ku aqonayn qodobkan ha u isticmalin lakin u isticmal dad ku yaqan oo ad agtooda muhiim katahay. qoraku waxa kale Oo yiri ogow dadka maqamka ay adi ku jogan iyo dadka maqamka ad adiku iyaka u jogto. Tusalaha buuga: Niman la oran jiray aashuuniyiin oo ka talin jiray dhulka shaam iyo dunida qayb kamid ah 300 oo sano kahor waxay ahayeen niman aad u ad adag oo tigtatoriyad ah,  Reer degan magalo kamid ah iiran kadib waxa dhacay khilaaf iyo rer walba inay rerkay ka adag yihiin ay ju duulaan. Marka aya waxa so baxay nin la oran jiray deyosis waxa uu ku caan baxay inu dadka dhexdhexadiyo oo uu ugar naqo khilafaad kana xaliyo marka kadib waxa yaraaday khilafkii iyo dagaladiii,  Deyosis waxa uu yeeshay awood wuxuna...