Wa kuma shiikh mustafe xaaji ismaaciil taariikh gooban?



Waa kuma shiikh mustafe xaaji ismaaciil taariikh gooban?



Hordhac:



Magaciisa oo dhamaystiran waa shiikh mustafe xaaji ismaciil aw haaruun aw yuusuf, waxa uu kadhashay reer wadaado ah abihiis waxa uu ku magac dheeraa xaaji waxa uu ku dhashay magalada burco ee gobolka togdheer, 



Waxa uu dhashay wakhtigii isticmaarka ee dowlada somaliya kahor, abihii (alle hownaxariiste) 45 Sano ayuu cadan dagana waxa uu kaso labtay 1963 waxa uu waxku bartay magalada burco dugsi hoose, dugsi dhexe iyo mid sare ayu Kaya baxay.



1980 waxa uu ka baxay jamacadii soomaaliya, waxa uu ku takha khusay cilmika korontada iyo physicka. Waxa uu macalin ka noqday dugsika farsamada jarmalka ee burco waxa uu ka shaqaynayey mudo sanad iyo bar ah.



Waxa uu dalka kabaxy 1888 waxa uu aaday qurbaha waxa uuso laabtay (march) 1999 isaka oo degay magalada hargaysa ilaa hadana wa uu deganyahay 


Wax soosaar kiisa :



Shiikh mustafe xaaji ismaciil haaruun wax qabadkiisa dhiinta, dhiirigalinta dhalinta, wax barida dadka ee diinta, iyo quraanka Kartika, waanada iyo waxsheegiisa ma'ahan wax halkan lakuso goobi baro. 



Ama wax lakaya hadli Karo qoraal ama daqiiqado gooban. Waa shiikh somaliyed oo ilahay siiyay cimi maadi iyo diini labadaba, wa caalim diin fidiye ah.




Waa yihiisa nololeed:



Wa shakhsi af gaaban oo ki sifaysan diin jacayl, noloshiisa wan nin jecel in uu mar walba wax akhriyo, shiikh mustafe waxa uu ku jiraa dadka aduunka ugu akhriska badan wa is gorka galiya ee uu haysto qof somaliya.



Shiikhu malahan wax hantiya oo badan ee kaliya waxa uu leyahay guri sedex qol ah oo kuyal magalada burco ee gobolka togdheer, waxa kale uu leetahay gaari yar oo raaxo.



Shiikhu mahan nin aduunyo jecel, insha allah waxan u rajayn in alle janadiisa geeyo.


Gunaanud:



Ugu dambayn waxan wax kasheegi donaa in ay nolosha aduunyadu tahay mid dhaldhalaal been ah,
Inta aad noshahay ayaa wax tahay hadii aad mar dhimato waxa kusugaya suu'aalo laku waydiin toono. 


Naftayda iyo naftaadaba waxan u sheegaya in aan haysano jidka saxdaha ee uu nafaray alle insha allah waxan rajaynaya in aan noqono kuwo ku gulma janada alle.


MaHadnaq:



Wad ku mahad santahay akhriska taarikhdan gaaban oo aan ka diyarinay, shiikh mustafe xaaji ismaciil haaruun.



Hada tahay bahda wax akhriska naguso biir si aad u heshid tariisho, cilmi baarisyo, iyo maclumad goban, faa'iido badana leh.

  

Post a Comment

0 Comments