Cudurka dhiigkarka (hypertension dilaha aamusan



Cudurka dhiigkarka hypertension dilaha aamusan


Xanuunka dhiig karku wa xanuun ku dhaca xididada jirka ee uu dhiigu maro waxa Keena cadaadiska qulqulka dhiiga oo siyaada, ama qofka oo xididadiisu yaraadaan sida qofku marka uu waynado waxa yarada tuuboyinka dhiiga qaada.
Tuuboyinka dhiigu waa labo nooc: 
oo kala ah:-


1. Vines
2. Artery

1. Vines: waxa ay kamid yihiiin xididada qaada dhiiga, shaqadoodu waa in ay qadan dhiig Kayimi unugyada jirka dhiigas oo usocda wadnaha silo nadiifiyo dibna lookuso celiyo meshii ay ka yimadeen.


2. Artery: waa xidido qaada dhiiga laso nadiifiyay ee ka yimaada wadnaha una socda jirka intiisa kale oo dhan. Dhiiga nadiifka ah marka lasoo isticmalo waxa dib uso celiya xididka loo yaqan vines.

Cadaadiska Dhiigkarku wa laba nooc:-


1. Systolic blood pressure; waxa loyaqan dhiiga sure kaas oo kacawinaya in aad sifudud u ogaato dhiiga marka uu kacsan yahay.


2. Diastolic blood pressure; waxa loyaqan dhiiga hoose Kaas oo ka cawinaya in aad difudud ku ogatid dhiiga marka uu dhacsan yahay




Maxaa sababa cudurka Dhiigkarka:


Cudurkan waxa Keena is badal ku yimada xididada dhiiga qaada kuwas oo uu dhiigu mari waayo ama ku adgaato in uu si xowli ah ku maro dhiigu


1. Tubaco ama sigaar sida nocyada balwada 
2. Waxa Keena qofka oo cayila 
3. Xididada dhiiga oo buro ama feex kaso baxdo
4. Qofka oo da' ahan waynada 
5. Stresska ama fagarka oo qofka ku bata

Calaamadaha laku garto cudurka Dhiigkarka:


1. dhiig kayimada sanka iyo afka 
2. Madax xanuun joogta ah
3. Martag iyo qufac dhiig wata
4. Xanaq faro badan 

Sida loo Cabiraa Dhiigkarka:


1. Dhiiga sare wa 140-mmhg ilaa 90-mmhg
2. Dhiiga normal ka ah 120-mmhg ilaa 80-mmbg
3. Dhiiga hoose wa 90-mmhg ilaa 60-mmhg

Cabirka laka rabo dadka cafimadka qaba:


1. Caruurta wa 85/50
2. Dadka qaangaaray wa 95/60
3. Dadka wawayna wa 120/80 

Ka hortaga cudurka Dhiigkarka:


1. Iska yare stresska iyo fagarka badan
2. Jooji cayilka Farah badan
3. Samee jimicsi marwalba 
4. Ha isticmalin balwada sida sigaarka tubakada iwm. 

Maxa laku daweeya Dhiigkarka:


1. Isticmaal dawada Dhiigkarka sida {panadol}
2. Wad inad isticmasha (sanjabiil)
3. Iska yaree cunada cusbadu ku badan tahay




   


Post a Comment

0 Comments