Skip to main content

Posts

Showing posts from July, 2023

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Wararka suuqa kala iibsika maanta:

  ● AL nasri:   nadika al nasri ayaa heshiis afka ah lagaadhay xidiga senegal 🇸🇳 ee sadio mane, wakiilka mane aya dalka Japan kula kulmay wakiilada nadika al nasri waxayna Kareem heshiis ilaa sanadka 2026 ah waxa warka qoraya warkayska caanka ah ee al riyaadiya. Wana war xaqiiq ah ●inter Milan:   ayaa u dhaqaqday gool hayaha nadika Aston villa iyo qaranka Argentina 🇦🇷 inter aya lakaso diiday dalab €12m ah,  Aston villa aya ku donaysa lacag dhan €25m inter ayaa man united ka ii bisay gool hayahedii hore ee A.onana.   ●sergio ramos:   ayaa wada hadalo kula jira naadika inter Miami ee dalka America 🇺🇸 Ramos aya kula midobaya markale l.messi, Sergio busquets, jorti alba iyo xidigo kale oo wayan, sida a.iniesta, iyo Luis Suarez. ●Ac Milan:   ayaa lawareegtay xidig cajiib weerar ah Samuel chukwueze, kaas oo ka cayaari jiray horyalka dalka Spain 🇪🇸 ee laliga wa xidig da'a yar oo an cadi ahayn, Waxa ay kula wareegtay lacag dhan €20m oo laku daray €8m o...

Wararka suuqa kala iibsika maanta:

  ● psg: ayaa u dhaqaqday saxiixa weerarka nadika Tottenham ee H.kane, psg oo h.kane ka dhigaysa badalka k.mbappè oo yaala suuqa waxana donaya naadiyo badan Waxa kamid ah real Madrid, man united, chelsea. Psg ayaa so dhigtay werar yahankeda k.mbappè suuqa kala iibsika cayartoyada madama uu xagaga dambe uu si bilaash ah uga baxayo, Nadika psg ayaa diyaar u ah inay ii biso k.mbappè si ay uga hesho lacag inta usan noqon xili ciyaredka dambe bilaash, waxayna ku donaysa lacag ka badan €100m. ●Galatasaray:   ayaa laso waregtay lacibka Wilfred zaha xidigii hore ee crystal please zaha ayaa doortay galatasaray isaka oo iska diiday inuu u wareego sucuudika oo lacag badan u sheegtay, Wilfred zaha hada si rasmi ah ayu ugu waregay naadika kubada cagta ee Galatasaray. ●Galatasaray: waxa kale oo heshiis rasmi ah la gaadhay xidiga weraryahanka ah ee icardi waxu uu si rasmi ah ula gaaray heshiis labo sano ah ilaa 2026 wana rasmi wa uu wareegay.  ●raul Jimenez: ayaa lagaaray hashiis shak...