Buuga 48ka xeer ee Awoodda (Taxane Muhiim ah)



Bismillah xagan waxa idinkuso gudbinaya buuga 48ka xeer ee awoodda.


Buugan waxa uu ka hadlaya cilmi nafsika madow waxa qoray (robit grean)


waa buug runtii ad u balaran wuxuna ka kooban yahay boqolal bog lakin wanu so goobi dona oo wakhti badan kama qadan doono akhriskiso,


Taxanaha buuga 48ka xeer ee awoodda waxa uu muhiim u yahy qof walba oo caqli badan wuxuna kacawin dona si an walika lakuyu isticmaalin, 


Waxa ku jira siro aad ufaro badan, taarikho, qisoyin, iyo wax yalo faro badan an xakan lakuso koobi karin.



Afeef:


Fadlan marka taxanahan ad wada akhrisid wax badan aya habfigir kaya iska badali dona ee ha u isticmalin si khaldan, 





Buugan macluumadkiisu aad ayu u faro badan yahay waxad ogan dontaa qarniyo hore iyo wax yalihiii adunka ka dhacay. 


Sida khiyaamooyin, dilal, shirqool, dagaalo, dhagar iyo hab fagarka maskaxda si joogto ah.


Gunaanud:


Kuraaxayso akhriste macluumad aad u faro badan oo dadaal iyo juhdi lagaliyay lana soogoobay.


 (Wakhti yar iyo macluumad badan).


Post a Comment

0 Comments