Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...
Qoraku waxa uu yiri cadowgaaga dhamantood tirtir waxba haka reebin, xataa caruurta haka reebin waayo beri ayey ka aarsan doonaan.
Tusaalaha Buuga:
Sheegadan waxay dhexmartay labo nin oo katirsana boqortoyo chines ah oo la oranjiray yuu iyo leo waxay ahayen saxibo isku ciidana ah yuu waxa uu ahaa nin reer lacagleh boqortoyona ah ka dhashay,
Lakin leo waxa uu ahaa nin kaso jeeda qoys reer miyi ah,
sanadkii 208 miilaadika kahor aya boqorki ugu waynaa waxa uu rabay inu kuduulo boqortooyo kale si uu u qabsado waxa uu diray labo ciidan oo hogamiyan yuu iyo saxibkii leo labada nin waxa so kala dhex galay loolan,
Nin lataliye u bahaa yuu aya kula taliyey inuu dilo saxibki leo, yuu taladii ayuu qatay xaflad ayu dhigay si uu udilo leo lakin leo wa uu fahmay shirqolka wuuna baxsaday,
Yuu baxsadki ayu ka faaiidaystay kadib boqortoyadii laku duuli laha ayu kacanta ku dhigay cidinkisii oo dhana waxa uu ku amray inay leo soqabtan amarki ayey qaten wayna so qabteen leo lakin waxa uu codsaday in layska daayo, ninki yuu aha wa uu iska cafiyay.
Ninki lataliyaha u ahaa yuu aya kuyiri ninka wa cadowgaaga ee hacafin, lakin yuu waxba kamaso qadin wuuna cafiyey.
Maalin maalmaha kamid ah aya yuu cidankisa oo dhan aya howlgal aaday waxana kuso haray waxyar janiskan waxa ka faaiidaytay leo oo inta uu soweraray cidanki yarka aha laaayey ayu yuu kacanta ku dhigay wana uu dilay.
Moraaga oo kashegenaya sheegadan waxa uu yiri cadowgaaga janiska ugu horeya ad ku hesho ku dil, hadii kale adika ayu kudilidona.
Yuu hadii uu dili laha marka kowad uu leo soqabtay isaka lamadili lahayn
Tusaalaha 2aad:
Sanadkii 625ki miilaadika gabar la oranjiray wuu jaan aya janis ku heshay inay marwada boqorka noqoto, wakhti dheer kadib boqorki aya dhintay xilkana waxa la wareegay wiil uu dhalay.
wuu jaan waxa loodiray macbadka madama uu boqorki wayna dhintay, kadib boqorki yara aya gabar kale guursaday lakin waxba uma aysan dhalin,
Gabadhii hore ee wuu jaan aya codi uso dirtay marwada yar ee boqorku qabo, marwadi yared waxa ay ogoladay inu boqorka yari uu iyada qabo wuu jaan na ilmo u dhasho.
Wuu jaan waxa ay dhashay ilmo yar kadib malin aya waxa soboqday ilmihi yara marwada boqorada marki ay marwadu boqashada ay dhameysatay aya wuu jaan ilmahedi dishay waxayna dusha ka saartay marwada,
Boqorki yara wa uu xanaqay marwadisi ayuuna dilay waxa so hartay wuu jaan.
wakhti dheer kadib boqorki yara aya dhintay waxa soo baxay rag badab oo donaya inay boqoro noqdan lakin wuu jaan wa ay ladagalantay wayna tirtirtay dhaman,
Waxayna noqotay gabadhi ugu horaysay ee boqorad noqota waxayna dhisatayboqortoyo wayn oo waxbadan jirtay.
Gunaanud:
Qoraagu waxa uu sheegoyinkan uso qaatay in hadii ad cadow leedahay aad tirtirto dhaman waxba haka reebin,
Inta hal qof oo cadow kuyu ah noolyahay noloshadu khatar ayey ku jirtaa ee gabi ahaan ba tirtir.
Comments
Post a Comment