Skip to main content

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Xeerka 6aad ''Yaan lagu Filan''

 



Xeer kan waxa uu ka hadlaya in aadan noqon qof la qiyasi karo: 


Tusaalaha Buuga:


Qoraku waxa uu yiri ciyaarta chess ka ama somali ahan (isgaagada) aya sanadku marka uu ahaa 1972 waxa isku dhacay labo nin ee aduunka ugu badiyay oo la'oran jiray booris sibask oo u dhashay madowgii sufiyeeti iyo boobi firsher oo maraykan u dhashay ciyaarta waxa laku qabtay dalka ice land.


Malnti tartanka laqaban laha aya boobi firsher sodaahay kadib waxa uu sameeyay inu edeeyo dalka laku qabanayo tartanka ee ice land, waxa kale oo diiday in camera laka duubo. Isjiijiid dher kadib wax walba wa losameyay. Tartanki marki uu bilowday ayu boobi firsher waxu bilaabay inuu (moovis) ama dhaqaaq khaldan sameyo game ka dhexdiisa dadkii oo dhan wayabeen,


Sibask wa uu farxay wa uu badiyay cayarti 1aad, waxa bilabmatay cayartii 2aad sidi oo kale ayuu Boobi firsher sameeyay isaka oo (movis) khaldan guuraya cayarti 2aad wa laka badiyay. Lakin markan ninki labada cayaar badiyay ee Sibask ayaa ku wareeray cayarta waxana ku bilowday isku dhexyaac madaama uu fahmi waayey qabka uu u cayarayo Boobi firsher.


Intaa kadib guul daro aya ku bilabmatay Sibask madaama uu aad ugu jaah wareeray istaratijiyada uu ku cayarayo Boobi fitsher. Waxaana lacayaaray (8) jeer, 2 jeer ee u horaysay aya waxa guulaystay Sibask halka 6 jeerna uu gulaystay Boobi firsher, Sidaas dardeed ayay kushu ku raacday Boobi firsher.


Guuldaradii ku dhacday Sibask kama uusan soo gaban madaama uu u cayaarayey madowgii sufiyeed oo dhan uuna guul daraystay, ninka la'oranjiray Sibask waxa uu ahaa nin caqli badan oo wax walba sadaliya game ka dhexdiisa. Lakin Boobi firsher wu oga sida darteed ayuu (movis) ama dhaqaq khaldan uguurayey si aan loosaadalin ilaa uu dhamadkii guulaystay.


Qoraagu waxu yiri noloshu waa sida game ka oo gale wa lasaadalin garaa ee noqo qof aan lasaadalin garo, wa inad sadalin garta nolosha dadyowga oo dhan, si'ad u ogado waxa dhici doona mustaqbalka. Dadka iyo xooluhu waxa ay gu kala duwanyihin, Xooluhu waxa ay u dhaqmaan hab sugan oo an isbadbadalin sida owgeed wa lasi sadalin garaa.


Tusaalaha 2aad: 


Sanadkii 1947 ninki la'oran jiray maxamed cali kalay oo ahaa feeryahan muslim ah, iyo nin la'oran jiray choorgi forman aya isku baxayey cayaar feer ah, maxamed cali kalay dabecadiisu waxay ahayd inusan qofka ku bilaabin feer ee uu galeex leedo feerarka lakuso tuuro. Kadib marka uu qofku daalo ayuu halmar ku dhufan jiray feer xoogan saas ayuuna ku guulaysan jiray.


Inta aan cayaarta labilaabin ayaa laweydiiyay Maxamed cali kalay masidii lakuyu yaqanay ayad cayarta u cayari donta mise sikale, waxa uu yiri maya waxan u cayaraya sidaydii an u cayarijiray. Kadib waxa bilaabmatay cayaartii Choorgi forman waxa uu islahaa Maxamed feerarka ayuu kalex lexan doona ee feer ka lahel, lakin Maxamed cali kalay ayaa ba feer xoogleh kala hormaray.


Choorgi forman wa uu khalkhalay madama uusan filanayn in feer laka hormarayo kadib waxa uu ku wareerey mafeer 2aad ba lagaya hormari doona mise difaac baa laga gali dona, marka uu halka marayey ayuu aad iskuyu dhexyacay waana laka guulaystay.


Maxamed cali kalay waxa uu isticmaalay xeerkan gor kuxusan oo ah hanoqon qof lasadaalin karo (Yaan laku filan) Qoragu wuxu leeyahay mararka qaar hadii ad dadka kaa xilsareysa qodobkan ad u isticmasho ayna ku fahmaan waa khatar oo xilkaya ayad ku wayi doonta. Qorsha walba aad leedahay iska hubi inta aadan ku dhaqaaqin.


















Comments

Popular posts from this blog

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Xeerka 7aad ''Sirta daciifnimada isfaquuqa'' (Goonnidaaqa)

Qodobkan waxa uu ku saabsan yahay:  Ha'isfaquuqin oo dadka haka dhexbixin ee dhexjoog, hasamaysanin darbiyo kahor jogsada dadka kale. Galidaaqnimado wa halis handadaad kuyu ah ee kuma ilaalinayso. calamku wa halis cadowna wukabuuxa qof walbana inu is'ilaaliyo wa lasim, Isfaquuqu inta uu ku'ilalinayo inta uu kuyeelayo aya ka badan hadii ad madaxtahy wa inad dadka dhexgasho oo aad kawarhaysa ee iska ilaali isfaquuqa. Tusaalaha Buuga: Taariikhda dalka shiinaha boqorkii ugu caansana uguna horaayay oo la'oranjiray jaanshii oo talinjiray 220kii ilaa 210kii hijriyada waxa uu ahaa boqor awood badan oo sameeyay dalka wayn ee shiinaha boqor Jaanshii  waxa ku adkaatay inu dadka la kulmo waxa uu kunola qasri aad uwayn cidna lama kulmi jirin indhaha dadka oo dhan wa uu iska qarin jiray. Habeenki hal qol maseexan jirin ee hadba qol ayu seexan jiray si aan lo'ogaan, Maalin ayuu dhintay isaga oo cidna ogayn dhowmaalin kadib ayaa maydkii boqorka oo qurmay lahelay. Saas ayuna ku dhin...

Xeerka 5aad ''baro sida loo maqnaado marka aad muhim noqoto'' (fanka maqnaanshaha)

  Qodobkan wuxu ka hadlaya sida lo maqnado marwalba aad muhiim noqoto, wax walba hadi ay indhuhu ku bataan wa lanaca.  Mahmah soomaaliyed aya oranaysa (hanoqon jooge aan laxisabsan ama maqane aan latabin)  Qoraaga oo qodobkan ka hadlaya wuxu yiri qof dad an ku aqonayn qodobkan ha u isticmalin lakin u isticmal dad ku yaqan oo ad agtooda muhiim katahay. qoraku waxa kale Oo yiri ogow dadka maqamka ay adi ku jogan iyo dadka maqamka ad adiku iyaka u jogto. Tusalaha buuga: Niman la oran jiray aashuuniyiin oo ka talin jiray dhulka shaam iyo dunida qayb kamid ah 300 oo sano kahor waxay ahayeen niman aad u ad adag oo tigtatoriyad ah,  Reer degan magalo kamid ah iiran kadib waxa dhacay khilaaf iyo rer walba inay rerkay ka adag yihiin ay ju duulaan. Marka aya waxa so baxay nin la oran jiray deyosis waxa uu ku caan baxay inu dadka dhexdhexadiyo oo uu ugar naqo khilafaad kana xaliyo marka kadib waxa yaraaday khilafkii iyo dagaladiii,  Deyosis waxa uu yeeshay awood wuxuna...