Qodobkan waxa uu ku saabsan yahay:
Ha'isfaquuqin oo dadka haka dhexbixin ee dhexjoog, hasamaysanin darbiyo kahor jogsada dadka kale. Galidaaqnimado wa halis handadaad kuyu ah ee kuma ilaalinayso. calamku wa halis cadowna wukabuuxa qof walbana inu is'ilaaliyo wa lasim, Isfaquuqu inta uu ku'ilalinayo inta uu kuyeelayo aya ka badan hadii ad madaxtahy wa inad dadka dhexgasho oo aad kawarhaysa ee iska ilaali isfaquuqa.
Tusaalaha Buuga:
Taariikhda dalka shiinaha boqorkii ugu caansana uguna horaayay oo la'oranjiray jaanshii oo talinjiray 220kii ilaa 210kii hijriyada waxa uu ahaa boqor awood badan oo sameeyay dalka wayn ee shiinaha boqor Jaanshii waxa ku adkaatay inu dadka la kulmo waxa uu kunola qasri aad uwayn cidna lama kulmi jirin indhaha dadka oo dhan wa uu iska qarin jiray.
Habeenki hal qol maseexan jirin ee hadba qol ayu seexan jiray si aan lo'ogaan, Maalin ayuu dhintay isaga oo cidna ogayn dhowmaalin kadib ayaa maydkii boqorka oo qurmay lahelay. Saas ayuna ku dhintay isaga oo qoyskisa xataa ogayn maydkiisa walaso qaaday waxana lagu riday bada maadama uu qurmay oo aad u urayey.
jaanshii nolosha waxa uu kaso bilaabay dagaal yahan halis ah aan cidna ka baqin, Kadib waxa uu qabsaday dalwaynaha Shiinaha waxa uu mideeyay habdhaqanki, dabeecadihi, luqadii, iyo wax walba oo kaladuwana. Jaanshii waa ninka dhisay darbiga wayn ee shiinaha.
Tusaalaha 2aad:
Luwiskii 14aad ee katalinjiray Faransiiska waxa uu ahaa ninkii dhisay qasrika (farsaay) oo ahaa qasriku ugu wayna uguna quruxbadna ee ladhiso xiligaas. Qasrikaas wayn waxa uu u dhisay inuu wax walba ogaado sifiicana ula socdo ilaa uu waxa so socda sii oganjiray, Subax walba waxa uu lagulmijiray wasiirada, shaqalayasha, qoyskiisa, ilaa qofwalba lagulmijiray.
Luwiskii 14aad marka uu qabsaday talada dalka Faransiiska waxa uu aha dalkaso baxay dagaal sogeeye dagaalku waxa uu u dhexeeyay boqorka iyo kuwo tageersan, ma'muusley iyo kuwo tageersan dagaalkas waxa ku adgaaday boqorka iyo kuwii tageersana. Qasrika (Farsaay) ugeedka loo dhisay waxa uu ahaa in waxwalba uu boqorku maamulo halmeelna isugu geeno. Figirka boqorka waxa laka dhaxlay 50 sano oo nabad iyo degenansho ah.
Comments
Post a Comment