qoraga buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri:
Tusaalaha Buuga:
Xerkan wa xer khatar ah wuxu ka hadlaya sida marka kowaad dadka lo kasbado kadibna logu danaysto
waxa jiray nin laku magacabo (alphonso gebrial elgabon) wuxu aha nin dhibbadan wuxu dhashay(1899) wuxuna dhintay (1974) elgabon xiligaas waxa uu aha maafiyada maraykanka ee laka baqo.
malin aya waxa uyimi nin sifican u labisan oo ladhaho (kount lostic) wxuna ku yiri waxa kaso jeda qoys lacagleh waxana ku wada mashruuc 50,000 oo dollar ah 2 bilod kudahod uu ku helayo 100,000 oo dollar.
Elgabon waxa uu aha nin awodbadan waxa uu aminsana in an lakhiyami karin kount lostic ayuna ku warejiyay lacagtii.
kount lostic wa uu qaatay lacagti bangi ayuna dhigay 2 bilod kadib ayu lacati uso qaday wuxuna u geenay elgabon wuxuna yiri mashruuci wanu ku khasarnay, elgabon wa uu yabay wuxuna sugayey
Inu lacagta oo dhan uu wayo ama uu faaido oo 100,000 uu helo siday balantu ahayd. sida dardeed 5,000 oo kamid ah 50,000 ee loso celiyay ayu siyay ninki kount lostic aha madama uu noqday nin aamin ah mashrucina ku khasaray.
lakin kount lostic wuxa uu rabay 5,000 ee lasiiyay wuxuna isticmalay xeelad, marka kowad wa u is aminsiyay kadib ayu ku danaystay.
kount lostic waxa uu ahaa nin aad u yaqan cilmi nafsika madow dad badan ayuna ku dhacay cilmi nafsika madow war walbana wa uu isticmali jiray xeelad ahaan.
muhiimada xeerkan waa:
qofka ad ku danaysanaysid wa inad ku mashqulisa waxa adkarabtay mahane wax kale si uu ku dareemin,
Qofka hadii uu guyu barto waji wanagsan ma'aamini dono inad khiyami karto.
Qoraaga buugu waxa uu leyahay dadka u isticmaal sifoyinka wanaagsan inad hadaf ad adiku ledahay kaya mashquliso.
Comments
Post a Comment