Dadku hakuu adeegaan:
1. Inaad u abaal sheegato
2. Inaad dhibato ama cadifat u sheegato
Labadan qodob dadka waxba hakaya dalban waayo wa ay ku dhibsandonan wadna ku khasaraysa, lakin adeegso inad iyaka dantooda ka dhextusto,
Qof walba waxa uu jecelyahy inuu wixii dantiisa oo kali ah sameeyo.
Tusaalaha Buuga:
Waxa tahay nin ganacsade ah waxad rabtaa in tagsi alaab kuqado, wa inad tagsilaha ku dhahdaa waxan raba inad alaabta iso qado waxan ku bari doona ganacsato kale simalin walba alaab uguso qaado ganacsatada oo dhan.
Qof ka tagsiilaha ahi sidegdeg ah ayu kuyu shaqeyn islamarkaba waxa uu kafagaraya dantiisa oo ah inuu ganacsato badan barto si uu dhaqale badan u sameeyo.
Tusaalaha 2aad:
qarnikii 14aad magalada (Lucca) ee dalka (Italy) wiil cidanka caadika ee darajada hose ka tirsan oo la oranjiray (kaastara gaani) aya lo dhiibay xilka magaladaas waxana u dhiibay qoys la oran jiray reer (boojiyo).
marki laso garay 1325tii aya isaka oo dagaal ku maqan magalada (Florence) ee Italy magaladii lucca aya waxa ka dhacay dagaal u dhexeeya rerki xilka u dhiibay
Boqorka ee reer boojiyo iyo ninki xilka sii hayey madama uu dagal jiray boqorka magalada ee (kaastara gaani),
Kadib ninki ugu wayna qoyska reer (boojiyo) aya dhex dhexadiyay dagalkina dhameeyay marki uu boqorku solabtay
Waxa uu sameeyay inu reer boojiyo oo dhan laayo, si uu usi fadhiyo xilkisa magalada.
Gunaanud:
Qoraagu waxa uu uso qatay sheegadan inadan qofka u manad sheegan ee dantiisa adigu iska dhex tus.
Waxa jira sheegooyin badan oo qoraagu kashegeyay lakin anagu wanu sogobnay waxana xooga sarnay muhiimada qodobkan oo ah,
Dadka dantooda u sheeg inad adigu u hayso si wax walba aad u bahantahy uga samaysato.
0 Comments