Skip to main content

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Xeerka 3aad (Saaxiib isaga dhig kadib basaas xogohooda)



Xeerkan waa xeerka sedexaad ee buuga 48ka xeer ee awoodda,


Siguud qodobkan xawa uu kahadlaya inad saxibadaa u fiirsato oo xogohooda gor kala socoto adika oo basasaaya mar walbana oganaya waxay ku fagaraan waxa ay qabtaan iyo waxwalba oo ay sameeyan, wa inad isticmasha labo mid:


1. Waa inad heshaa shay ay leyihiin saxibadaa iyo dadka kudhow sida mobile labtob iyo wixilamid ah.


2. Marwalba isha kuhay adika oo cabiraya arakooda, fegerkooda iyo luqada jirkooda sida wax yalaha ay adi ka qariyaan.


Tusaalaha Buuga:


waxa jiray nin la oran jiray joseph waxa uu noolaa 1904 ilaa 1940 kii waxa uu gadi jiray looxyada wax laku sawiro waxa uu damcay inu macmiil kadhigto Andro meelon oo ahaa nin aad ugata looxyada, afgaaban hdana an lafahmi karin. 


Joseph waxa uu sameeyay inu rag basaasyo ah u diro Andro meelon sixog kusaabsan dookhiisa looxyada nooca uu jecelyahay iyo waxwalba oo Andro meelon kusabsan u ogaado, ninkii Joseph mudo yar kadib Andro meelon waxa uu unoqday macmiil aad u wanagsan oo isaga kaliya looxyada ka gata.


Tusaalaha 2aad: 


sheegadan labaad muhiimadeedu waa inta aad basaas dirsan lahayd adigu basaas noqo, waxa laka yabaa qofka ad basaaska kadhigato inuu adi kubasaaso oo xog been ah kuu sheego xogta saxda ahna uu cadowga lawadaago.

qoraagu waxa uu sooqaday dagaalkii labaad ee aduunka dalka Garmalka ayaa aad u duqeeyay dalka Ingriiska kadib duqayntii waxa loo isticmaalay miinooyin fara badan waxana ku dhintay dad yar, 


Garmalku wa uu yaabay waxa uu sameeyay baaritaan wuxu ogaaday in basaasiintiisa xogta uso gudbinaysa ay xog been ah uso gudbiyan xogta saxda ahna ay Ingriiska lawadagaan.


Gunaanud:


Muhiimada guud waa inadan qofna basaas kadhigan lakin badelkeda adiku waxa rabto basaaso, qodobkan u baro inaan adi lagu adeegsan.


Ugu dambayn qodobkan wa qodob khatar ah diinteena islaamkuna ma ogola inad wax jaajuusto wadambi wayn akhirona wa laka xisaabin.

Comments

Popular posts from this blog

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Xeerka 7aad ''Sirta daciifnimada isfaquuqa'' (Goonnidaaqa)

Qodobkan waxa uu ku saabsan yahay:  Ha'isfaquuqin oo dadka haka dhexbixin ee dhexjoog, hasamaysanin darbiyo kahor jogsada dadka kale. Galidaaqnimado wa halis handadaad kuyu ah ee kuma ilaalinayso. calamku wa halis cadowna wukabuuxa qof walbana inu is'ilaaliyo wa lasim, Isfaquuqu inta uu ku'ilalinayo inta uu kuyeelayo aya ka badan hadii ad madaxtahy wa inad dadka dhexgasho oo aad kawarhaysa ee iska ilaali isfaquuqa. Tusaalaha Buuga: Taariikhda dalka shiinaha boqorkii ugu caansana uguna horaayay oo la'oranjiray jaanshii oo talinjiray 220kii ilaa 210kii hijriyada waxa uu ahaa boqor awood badan oo sameeyay dalka wayn ee shiinaha boqor Jaanshii  waxa ku adkaatay inu dadka la kulmo waxa uu kunola qasri aad uwayn cidna lama kulmi jirin indhaha dadka oo dhan wa uu iska qarin jiray. Habeenki hal qol maseexan jirin ee hadba qol ayu seexan jiray si aan lo'ogaan, Maalin ayuu dhintay isaga oo cidna ogayn dhowmaalin kadib ayaa maydkii boqorka oo qurmay lahelay. Saas ayuna ku dhin...

Xeerka 5aad ''baro sida loo maqnaado marka aad muhim noqoto'' (fanka maqnaanshaha)

  Qodobkan wuxu ka hadlaya sida lo maqnado marwalba aad muhiim noqoto, wax walba hadi ay indhuhu ku bataan wa lanaca.  Mahmah soomaaliyed aya oranaysa (hanoqon jooge aan laxisabsan ama maqane aan latabin)  Qoraaga oo qodobkan ka hadlaya wuxu yiri qof dad an ku aqonayn qodobkan ha u isticmalin lakin u isticmal dad ku yaqan oo ad agtooda muhiim katahay. qoraku waxa kale Oo yiri ogow dadka maqamka ay adi ku jogan iyo dadka maqamka ad adiku iyaka u jogto. Tusalaha buuga: Niman la oran jiray aashuuniyiin oo ka talin jiray dhulka shaam iyo dunida qayb kamid ah 300 oo sano kahor waxay ahayeen niman aad u ad adag oo tigtatoriyad ah,  Reer degan magalo kamid ah iiran kadib waxa dhacay khilaaf iyo rer walba inay rerkay ka adag yihiin ay ju duulaan. Marka aya waxa so baxay nin la oran jiray deyosis waxa uu ku caan baxay inu dadka dhexdhexadiyo oo uu ugar naqo khilafaad kana xaliyo marka kadib waxa yaraaday khilafkii iyo dagaladiii,  Deyosis waxa uu yeeshay awood wuxuna...