Skip to main content

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Xeerka 5aad ''baro sida loo maqnaado marka aad muhim noqoto'' (fanka maqnaanshaha)

 



Qodobkan wuxu ka hadlaya sida lo maqnado marwalba aad muhiim noqoto, wax walba hadi ay indhuhu ku bataan wa lanaca.


 Mahmah soomaaliyed aya oranaysa (hanoqon jooge aan laxisabsan ama maqane aan latabin) 


Qoraaga oo qodobkan ka hadlaya wuxu yiri qof dad an ku aqonayn qodobkan ha u isticmalin lakin u isticmal dad ku yaqan oo ad agtooda muhiim katahay. qoraku waxa kale



Oo yiri ogow dadka maqamka ay adi ku jogan iyo dadka maqamka ad adiku iyaka u jogto.


Tusalaha buuga:


Niman la oran jiray aashuuniyiin oo ka talin jiray dhulka shaam iyo dunida qayb kamid ah 300 oo sano kahor waxay ahayeen niman aad u ad adag oo tigtatoriyad ah,


 Reer degan magalo kamid ah iiran kadib waxa dhacay khilaaf iyo rer walba inay rerkay ka adag yihiin ay ju duulaan.


Marka aya waxa so baxay nin la oran jiray deyosis waxa uu ku caan baxay inu dadka dhexdhexadiyo oo uu ugar naqo khilafaad kana xaliyo marka kadib waxa yaraaday khilafkii iyo dagaladiii, 


Deyosis waxa uu yeeshay awood wuxuna noqday nin lajecelyahay bulshada dhexdeeda. Kadib malin ayuu dadki iskaya dhex baxay oo uu dadtiisii raacday,


Deyosis marka uu dagay kadib waxa so noqday khilafadkii dagaladii iyo foodadi, odoyashi wax garadka aha waxa ku taliyeen in lahelo dowlad awood leh oo khilafad walba xalisa, 


Madaxna lokadhigo ninki deyosis aha deyosis wa uu aqbalay lakin waxa uu ku xiray sharuut 3 ah.


1. In loo dhiso qasri wayn oo uu ka taliyo

2. In ciidan badan loo sameeyo

3. In magalo uu caaasimad ka dhigto losameyo



Odayashii wax garadka ahaa wa ay ogoladen shurudaha deyosis wax walba uu rabay walo sameyay.


Deyosis waxa uu layimi qorshe ah inu asbucii halmalin uu lagulmayo wasiiradiisa iyo xuguumadiisa oo dhan.


Deyosis waxa uu ka fa'iidaystay qodobkan ah sida lo maqnado marka ad muhiim noqoto, ninkan waxa uu dhistay boqortoyo adunka oo dhan katalisa sanado fara badan. 



Gunaanud:   


Qodobkan waxa tusaale wayn u ah qoraxda, Qoraxdu xiliyada qabobaha ama barafka way maqantahay badana oo maso baxdo dadkuna saa'id ayey u radiyan.


Lakin xilika xagaaga qoraxdu wayso baxda iyada oo kulul dadkuna wa ay necebyihiin.


Sidaas owgeed marwalba noqo qoraxda oo kale, wa inad maqnado marwalba oo aad muhiim noqoto.


Ugu dambayn qodobkan waxan kuso gobayna isticmaal (Fanka maqnaanshaha).



Comments

Popular posts from this blog

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Xeerka 7aad ''Sirta daciifnimada isfaquuqa'' (Goonnidaaqa)

Qodobkan waxa uu ku saabsan yahay:  Ha'isfaquuqin oo dadka haka dhexbixin ee dhexjoog, hasamaysanin darbiyo kahor jogsada dadka kale. Galidaaqnimado wa halis handadaad kuyu ah ee kuma ilaalinayso. calamku wa halis cadowna wukabuuxa qof walbana inu is'ilaaliyo wa lasim, Isfaquuqu inta uu ku'ilalinayo inta uu kuyeelayo aya ka badan hadii ad madaxtahy wa inad dadka dhexgasho oo aad kawarhaysa ee iska ilaali isfaquuqa. Tusaalaha Buuga: Taariikhda dalka shiinaha boqorkii ugu caansana uguna horaayay oo la'oranjiray jaanshii oo talinjiray 220kii ilaa 210kii hijriyada waxa uu ahaa boqor awood badan oo sameeyay dalka wayn ee shiinaha boqor Jaanshii  waxa ku adkaatay inu dadka la kulmo waxa uu kunola qasri aad uwayn cidna lama kulmi jirin indhaha dadka oo dhan wa uu iska qarin jiray. Habeenki hal qol maseexan jirin ee hadba qol ayu seexan jiray si aan lo'ogaan, Maalin ayuu dhintay isaga oo cidna ogayn dhowmaalin kadib ayaa maydkii boqorka oo qurmay lahelay. Saas ayuna ku dhin...