Skip to main content

Posts

Showing posts with the label 48ka xeer ee awoodda

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Xeerka 7aad ''Sirta daciifnimada isfaquuqa'' (Goonnidaaqa)

Qodobkan waxa uu ku saabsan yahay:  Ha'isfaquuqin oo dadka haka dhexbixin ee dhexjoog, hasamaysanin darbiyo kahor jogsada dadka kale. Galidaaqnimado wa halis handadaad kuyu ah ee kuma ilaalinayso. calamku wa halis cadowna wukabuuxa qof walbana inu is'ilaaliyo wa lasim, Isfaquuqu inta uu ku'ilalinayo inta uu kuyeelayo aya ka badan hadii ad madaxtahy wa inad dadka dhexgasho oo aad kawarhaysa ee iska ilaali isfaquuqa. Tusaalaha Buuga: Taariikhda dalka shiinaha boqorkii ugu caansana uguna horaayay oo la'oranjiray jaanshii oo talinjiray 220kii ilaa 210kii hijriyada waxa uu ahaa boqor awood badan oo sameeyay dalka wayn ee shiinaha boqor Jaanshii  waxa ku adkaatay inu dadka la kulmo waxa uu kunola qasri aad uwayn cidna lama kulmi jirin indhaha dadka oo dhan wa uu iska qarin jiray. Habeenki hal qol maseexan jirin ee hadba qol ayu seexan jiray si aan lo'ogaan, Maalin ayuu dhintay isaga oo cidna ogayn dhowmaalin kadib ayaa maydkii boqorka oo qurmay lahelay. Saas ayuna ku dhin...

Xeerka 6aad ''Yaan lagu Filan''

  Xeer kan waxa uu ka hadlaya in aadan noqon qof la qiyasi karo:  Tusaalaha Buuga: Qoraku waxa uu yiri ciyaarta chess ka ama somali ahan (isgaagada) aya sanadku marka uu ahaa 1972 waxa isku dhacay labo nin ee aduunka ugu badiyay oo la'oran jiray booris sibask oo u dhashay madowgii sufiyeeti iyo boobi firsher oo maraykan u dhashay ciyaarta waxa laku qabtay dalka ice land. Malnti tartanka laqaban laha aya boobi firsher sodaahay kadib waxa uu sameeyay inu edeeyo dalka laku qabanayo tartanka ee ice land, waxa kale oo diiday in camera laka duubo. Isjiijiid dher kadib wax walba wa losameyay. Tartanki marki uu bilowday ayu boobi firsher waxu bilaabay inuu (moovis) ama dhaqaaq khaldan sameyo game ka dhexdiisa dadkii oo dhan wayabeen, Sibask wa uu farxay wa uu badiyay cayarti 1aad, waxa bilabmatay cayartii 2aad sidi oo kale ayuu Boobi firsher sameeyay isaka oo (movis) khaldan guuraya cayarti 2aad wa laka badiyay. Lakin markan ninki labada cayaar badiyay ee Sibask ayaa ku wareeray ca...

Xeerka 5aad ''baro sida loo maqnaado marka aad muhim noqoto'' (fanka maqnaanshaha)

  Qodobkan wuxu ka hadlaya sida lo maqnado marwalba aad muhiim noqoto, wax walba hadi ay indhuhu ku bataan wa lanaca.  Mahmah soomaaliyed aya oranaysa (hanoqon jooge aan laxisabsan ama maqane aan latabin)  Qoraaga oo qodobkan ka hadlaya wuxu yiri qof dad an ku aqonayn qodobkan ha u isticmalin lakin u isticmal dad ku yaqan oo ad agtooda muhiim katahay. qoraku waxa kale Oo yiri ogow dadka maqamka ay adi ku jogan iyo dadka maqamka ad adiku iyaka u jogto. Tusalaha buuga: Niman la oran jiray aashuuniyiin oo ka talin jiray dhulka shaam iyo dunida qayb kamid ah 300 oo sano kahor waxay ahayeen niman aad u ad adag oo tigtatoriyad ah,  Reer degan magalo kamid ah iiran kadib waxa dhacay khilaaf iyo rer walba inay rerkay ka adag yihiin ay ju duulaan. Marka aya waxa so baxay nin la oran jiray deyosis waxa uu ku caan baxay inu dadka dhexdhexadiyo oo uu ugar naqo khilafaad kana xaliyo marka kadib waxa yaraaday khilafkii iyo dagaladiii,  Deyosis waxa uu yeeshay awood wuxuna...

Xeer 4aad ''Cadawgaaga qofna haka reebin ee Tirtir''

Xeerkan wa xeer awoodeed: Qoraku waxa uu yiri cadowgaaga dhamantood tirtir waxba haka reebin, xataa caruurta haka reebin waayo beri ayey ka aarsan doonaan. Tusaalaha Buuga: Sheegadan waxay dhexmartay labo nin oo katirsana boqortoyo chines ah oo la oranjiray yuu iyo leo waxay ahayen saxibo isku ciidana ah yuu waxa uu ahaa nin reer lacagleh boqortoyona ah ka dhashay,  Lakin leo waxa uu ahaa nin kaso jeeda qoys reer miyi ah, sanadkii 208 miilaadika kahor aya boqorki ugu waynaa waxa uu rabay inu kuduulo boqortooyo kale si uu u qabsado waxa uu diray labo ciidan oo hogamiyan yuu iyo saxibkii leo labada nin waxa so kala dhex galay loolan,  Nin lataliye u bahaa yuu  aya kula taliyey inuu dilo saxibki leo, yuu taladii ayuu qatay xaflad ayu dhigay si uu udilo leo lakin leo wa uu fahmay shirqolka wuuna baxsaday,  Yuu  baxsadki ayu ka faaiidaystay kadib boqortoyadii laku duuli laha ayu kacanta ku dhigay cidinkisii oo dhana waxa uu ku amray inay leo soqabtan amarki ay...

Xeerka 3aad (Saaxiib isaga dhig kadib basaas xogohooda)

Xeerkan waa xeerka sedexaad ee buuga 48ka xeer ee awoodda, Siguud qodobkan xawa uu kahadlaya inad saxibadaa u fiirsato oo xogohooda gor kala socoto adika oo basasaaya mar walbana oganaya waxay ku fagaraan waxa ay qabtaan iyo waxwalba oo ay sameeyan, wa inad isticmasha labo mid: 1. Waa inad heshaa shay ay leyihiin saxibadaa iyo dadka kudhow sida mobile labtob iyo wixilamid ah. 2. Marwalba isha kuhay adika oo cabiraya arakooda, fegerkooda iyo luqada jirkooda sida wax yalaha ay adi ka qariyaan. Tusaalaha Buuga: waxa jiray nin la oran jiray  joseph waxa uu noolaa 1904 ilaa 1940  kii waxa uu gadi jiray looxyada wax laku sawiro waxa uu damcay inu macmiil kadhigto Andro meelon oo ahaa nin aad ugata looxyada, afgaaban hdana an lafahmi karin.  Joseph waxa uu sameeyay inu rag basaasyo ah u diro Andro meelon sixog kusaabsan dookhiisa looxyada nooca uu jecelyahay iyo waxwalba oo  Andro meelon kusabsan u ogaado, ninkii Joseph mudo yar kadib Andro meelon waxa uu unoqday macmiil...

Xeerka 2aad (ku shaqayso dadka) dantooda ka tus in ay kuu adeegaan!

Dadku hakuu adeegaan: Qoraaga buuga qodobkan wuxu leeyahy marka ad dadka wax ka dalbanayso iska ilaali labadan qodob: 1. Inaad u abaal sheegato  2. Inaad dhibato ama cadifat u sheegato Labadan qodob dadka waxba hakaya dalban waayo wa ay ku dhibsandonan wadna ku khasaraysa, lakin adeegso inad iyaka dantooda ka dhextusto,  Qof walba waxa uu jecelyahy inuu wixii dantiisa oo kali ah sameeyo. Tusaalaha Buuga:  Waxa tahay nin ganacsade ah waxad rabtaa in tagsi alaab kuqado, wa inad tagsilaha ku dhahdaa waxan raba inad alaabta iso qado waxan ku bari doona ganacsato kale simalin walba alaab uguso qaado ganacsatada oo dhan. Qof ka tagsiilaha ahi sidegdeg ah ayu kuyu shaqeyn islamarkaba waxa uu kafagaraya dantiisa oo ah inuu ganacsato badan barto si uu dhaqale badan u sameeyo. Tusaalaha 2aad: qarnikii 14aad magalada (Lucca) ee dalka (Italy) wiil cidanka caadika ee darajada hose ka tirsan oo la oranjiray (kaastara gaani) aya lo dhiibay xilka magaladaas waxana u dhiibay qoys la oran ...

Xeerka 1aad (dadka sifooyin wanaagsan ku kasbo kadib ku danayso)

  qoraga buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri: Tusaalaha Buuga: Xerkan wa xer khatar ah wuxu ka hadlaya sida marka kowaad dadka lo kasbado kadibna logu danaysto waxa jiray nin laku magacabo (alphonso gebrial elgabon) wuxu aha nin dhibbadan wuxu dhashay(1899) wuxuna dhintay (1974) elgabon xiligaas waxa uu aha maafiyada maraykanka ee laka baqo. malin aya waxa uyimi nin sifican u labisan oo ladhaho (kount lostic) wxuna ku yiri waxa kaso jeda qoys lacagleh waxana ku wada mashruuc 50,000 oo dollar ah 2 bilod kudahod uu ku helayo 100,000 oo dollar. Elgabon waxa uu aha nin awodbadan waxa uu aminsana in an lakhiyami karin kount lostic ayuna ku warejiyay lacagtii. kount lostic wa uu qaatay lacagti bangi ayuna dhigay 2 bilod kadib ayu lacati uso qaday wuxuna u geenay elgabon wuxuna yiri mashruuci wanu ku khasarnay, elgabon wa uu yabay wuxuna sugayey  Inu lacagta oo dhan uu wayo ama uu faaido oo 100,000 uu helo siday balantu ahayd. sida dardeed 5,000 oo kamid ah 50,000 ee loso...

Buuga 48ka xeer ee Awoodda (Taxane Muhiim ah)

Bismillah xagan waxa idinkuso gudbinaya buuga 48ka xeer ee awoodda. Buugan waxa uu ka hadlaya cilmi nafsika madow waxa qoray (robit grean) waa buug runtii ad u balaran wuxuna ka kooban yahay boqolal bog lakin wanu so goobi dona oo wakhti badan kama qadan doono akhriskiso, Taxanaha buuga 48ka xeer ee awoodda waxa uu muhiim u yahy qof walba oo caqli badan muslimna ah wuxuna kacawin dona si an walika laku khiyaamin,  Waxa ku jira siro aad ufaro badan, taarikho, qisoyin, iyo wax yalo faro badan an xakan lakuso koobi karin. Afeef: Fadlan marka taxanahan ad wada akhrisid wax badan aya habfigir kaya iska badali dona ee ha u isticmalin si khaldan,  Buugan macluumadkiisu aad ayu u faro badan yahay waxad ogan dontaa qarniyo hore iyo wax yalihiii adunka ka dhacay.  Sida khiyaamooyin, dilal, shirqool, dagaalo, dhagar iyo hab fagarka maskaxda si joogto ah. Gunaanud: Kuraaxayso akhriste macluumad aad u faro badan oo dadaal iyo juhdi lagaliyay lana soogoobay.  (Wakhti yar iyo macl...