Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...
Wa kuma Cristiano ronaldo; Cristiano ronaldo waxa uu dhashay 5 February 1985 dalka Portugal 🇵🇹 aabihis Cristiano waxa uu ahaa mamulaha agabka sports ka nadiga andrial. hoyadii waxa laku magacaba Mario waxa ay ahayd cuno gariso Waxa la dhashay sexed walal Cristiano ronaldo waxa uu lanola qoyskisa oo faqri ahaa, ronaldo 12 jirkiisi waxa ku cawiyay kubada cagta aabihii Cristiano ronaldo waxa uu ku basay imtixanka naadiga sport Lisbon. Cristiano ronaldo waxa lo ban dhigay nafiyada arsenal iyo Liverpool lakin wa ay sodiiden sababo laxiriira in uu ka hooseyo heerkii loka bahnaa, Lakin waxa ay indhihiso so qabten sir alex ferguson oo ahaa macalinka Manchester united sanadki 2003 waxa uu laqaatay 6 Sano, kadib waxa uu uwaregay nadika real Madrid 2008 ila 2017 waxana uu laqatay 9 Sano oo kale, Waxa uu u waregay nadika juventus, ilaa uu gulabtay nadigiisi hore ee Manchester united, Lakin hada waxa uu jogaa nadika al Nasri ee ka dhisan dakla sacudika🇸🇦. Wax qabad...