Skip to main content

Posts

Xeerka 8aad ''Iska hubi cida ad ladhaqmayso'' (Sirta la-tacaamulka dadka)

  Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa  Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...

Wararka suuqa kala iibsika maanta:

  ● AL nasri:   nadika al nasri ayaa heshiis afka ah lagaadhay xidiga senegal 🇸🇳 ee sadio mane, wakiilka mane aya dalka Japan kula kulmay wakiilada nadika al nasri waxayna Kareem heshiis ilaa sanadka 2026 ah waxa warka qoraya warkayska caanka ah ee al riyaadiya. Wana war xaqiiq ah ●inter Milan:   ayaa u dhaqaqday gool hayaha nadika Aston villa iyo qaranka Argentina 🇦🇷 inter aya lakaso diiday dalab €12m ah,  Aston villa aya ku donaysa lacag dhan €25m inter ayaa man united ka ii bisay gool hayahedii hore ee A.onana.   ●sergio ramos:   ayaa wada hadalo kula jira naadika inter Miami ee dalka America 🇺🇸 Ramos aya kula midobaya markale l.messi, Sergio busquets, jorti alba iyo xidigo kale oo wayan, sida a.iniesta, iyo Luis Suarez. ●Ac Milan:   ayaa lawareegtay xidig cajiib weerar ah Samuel chukwueze, kaas oo ka cayaari jiray horyalka dalka Spain 🇪🇸 ee laliga wa xidig da'a yar oo an cadi ahayn, Waxa ay kula wareegtay lacag dhan €20m oo laku daray €8m o...

Wararka suuqa kala iibsika maanta:

  ● psg: ayaa u dhaqaqday saxiixa weerarka nadika Tottenham ee H.kane, psg oo h.kane ka dhigaysa badalka k.mbappè oo yaala suuqa waxana donaya naadiyo badan Waxa kamid ah real Madrid, man united, chelsea. Psg ayaa so dhigtay werar yahankeda k.mbappè suuqa kala iibsika cayartoyada madama uu xagaga dambe uu si bilaash ah uga baxayo, Nadika psg ayaa diyaar u ah inay ii biso k.mbappè si ay uga hesho lacag inta usan noqon xili ciyaredka dambe bilaash, waxayna ku donaysa lacag ka badan €100m. ●Galatasaray:   ayaa laso waregtay lacibka Wilfred zaha xidigii hore ee crystal please zaha ayaa doortay galatasaray isaka oo iska diiday inuu u wareego sucuudika oo lacag badan u sheegtay, Wilfred zaha hada si rasmi ah ayu ugu waregay naadika kubada cagta ee Galatasaray. ●Galatasaray: waxa kale oo heshiis rasmi ah la gaadhay xidiga weraryahanka ah ee icardi waxu uu si rasmi ah ula gaaray heshiis labo sano ah ilaa 2026 wana rasmi wa uu wareegay.  ●raul Jimenez: ayaa lagaaray hashiis shak...

what russia wants from ukraine?

  what russia wants from ukraine? Do you know what Russia's reasons are for wanting Ukraine? Check out this blog post to find out! You'll learn about the history between the two countries and what each side is hoping to gain from the other. Russia has many reasons for wanting to control Ukraine, including its strategic location, its natural resources, and its large population. Russia also sees Ukraine as a buffer against NATO and the West. Read more about Russia's reasons for wanting to control Ukraine . How to Spot a Russian Troll: A blog idea around spotting Russian trolls and the best way to deal with them. Russia has been known to invade other countries without being provoked. The most recent incident was the Russia invasion of Ukraine.  Many people do not know how to spot a Russian troll. This blog will give you some ideas on how to spot a Russian troll and the best way to deal with them. Read more here. ussian trolls are becoming more and more prevalent online, but ho...

how upwork works?

Why do companies pay upwork?: How upwork works and how give the money; Do you want to know how Upwork works and how it can help you make money? We will explain how Upwork works and how you can get paid for your work. We will also give you some tips on how to get started and how to find the best clients. Read more here. Are you looking for a way to make money online? Upwork is a great option for freelancers who want to earn money from home.  But how does it work? We'll explain how Upwork works and how you can get started today. Don't miss this opportunity to make money online! How to Find Freelance Jobs on Upwork: A comprehensive guide for finding jobs on upwork. How to Find Freelance Jobs on Upwork: A comprehensive guide for finding jobs on upwork. Whether you're a freelance writer, web developer, or graphic designer, there are plenty of jobs to be found on Upwork. In this comprehensive guide,  We'll show you how to find the best freelance jobs on Upwork, from writing a...

What blogger do?

what is the blogger do to the money Are you a blogger and wondering how to make money from your blog? With the rise of blogging in the past few years, more and more people are taking it upon themselves to create their own content, Build an audience, and make some money in the process. If you’ve been following this trend but don’t know where to start, no worries – we’ll cover all the basics.  From monetizing your content through affiliate marketing and sponsored posts to selling digital products and services, this article will give you a comprehensive overview of how you can make money blogging. How to make money blogging There are a few ways that bloggers can make money from their blog. One way is through advertisements. Advertisers will pay the blogger to place ads on their blog.  The amount of money that the blogger makes will depend on the number of visitors that they have to their blog and the number of clicks that those visitors make on the ads. Another way that bloggers ...

Taariikhda Cristiano ronaldo CR7 xog aadan ka ogeyn

Wa kuma Cristiano ronaldo;    Cristiano ronaldo waxa uu dhashay 5 February 1985 dalka Portugal 🇵🇹 aabihis Cristiano waxa uu ahaa mamulaha agabka sports ka nadiga andrial. hoyadii waxa laku magacaba Mario waxa ay ahayd cuno gariso  Waxa la dhashay sexed walal Cristiano ronaldo waxa uu lanola qoyskisa oo faqri ahaa, ronaldo 12 jirkiisi waxa ku cawiyay kubada cagta aabihii Cristiano ronaldo waxa uu ku basay imtixanka naadiga sport Lisbon. Cristiano ronaldo waxa lo ban dhigay nafiyada arsenal iyo Liverpool lakin wa ay sodiiden sababo laxiriira in uu ka hooseyo heerkii loka bahnaa,  Lakin waxa ay indhihiso so qabten sir alex ferguson oo ahaa macalinka Manchester united sanadki 2003 waxa uu laqaatay 6 Sano, kadib waxa uu uwaregay nadika real Madrid 2008 ila 2017 waxana uu laqatay 9 Sano oo kale,  Waxa uu u waregay nadika juventus, ilaa uu gulabtay nadigiisi hore ee Manchester united, Lakin hada waxa uu jogaa nadika al Nasri ee ka dhisan dakla sacudika🇸🇦. Wax qabad...

Wa kuma shiikh mustafe xaaji ismaaciil taariikh gooban?

Waa kuma shiikh mustafe xaaji ismaaciil taariikh gooban? Hordhac : Magaciisa oo dhamaystiran waa shiikh mustafe xaaji ismaciil aw haaruun aw yuusuf, waxa uu kadhashay reer wadaado ah abihiis waxa uu ku magac dheeraa xaaji waxa uu ku dhashay magalada burco ee gobolka togdheer,  Waxa uu dhashay wakhtigii isticmaarka ee dowlada somaliya kahor, abihii (alle hownaxariiste) 45 Sano ayuu cadan dagana waxa uu kaso labtay 1963 waxa uu waxku bartay magalada burco dugsi hoose, dugsi dhexe iyo mid sare ayu Kaya baxay. 1980 waxa uu ka baxay jamacadii soomaaliya, waxa uu ku takha khusay cilmika korontada iyo physicka. Waxa uu macalin ka noqday dugsika farsamada jarmalka ee burco waxa uu ka shaqaynayey mudo sanad iyo bar ah. Waxa uu dalka kabaxy 1888 waxa uu aaday qurbaha waxa uuso laabtay (march) 1999 isaka oo degay magalada hargaysa ilaa hadana wa uu deganyahay  Wax soosaar kiisa : Shiikh mustafe xaaji ismaciil haaruun wax qabadkiisa dhiinta, dhiirigalinta dhalinta, wax barida dadka ee dii...