Xeerkan waxa jira mahmaah soomaali oo oranaysa (hubsiimo halgeel ba lasiistaa). Buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri 5 qof hala tacaamulin, waxna haku darsan, iskana ilaali sijoogta ah (dabgoda lama kulaalo): 1. Qof islawaayn ama qab wayn leh 2. Qof ka isbadbadalka badan oo meel loogu hagaago aan lahayn 3. Qofka shakiya badan 4. Qofka aargoostaha ah ee waxba ilaawin 5. Qofka miskiinka ah ee halmar xanaaqa Tusaalaha Buuga: Waxa jiray maxamed khawaarsimi waxa uu katalinjiray dowlad wayn oo la'oran jiray khawaarisim oo katalinjirtay Turky ilaa Afganistan ilaa Shiinaha. waxuna lahaa ciidan aad ubadan 1219 kii aya Jingis khaan usoo diray safiiro wado hadyado si ay u heshiiyaan nabadna kuwada noladaan. Maxamed khawaarsimi wa uu diiday heshiiska isaga oo qab ku jiro. Jingis khaan mar labaad ayuu ergo hadyad sida soo diray lakin wasiir kamid ah wasiirada Khawaarisim aya dhacay hadyadii ergadiina wu wada dilay. Jingis khaan mar sedexaad ayuu ergo soo diray isago raba in logacan ga...
qoraga buuga oo kashegenaya xeerkan wuxu yiri: Tusaalaha Buuga: Xerkan wa xer khatar ah wuxu ka hadlaya sida marka kowaad dadka lo kasbado kadibna logu danaysto waxa jiray nin laku magacabo (alphonso gebrial elgabon) wuxu aha nin dhibbadan wuxu dhashay(1899) wuxuna dhintay (1974) elgabon xiligaas waxa uu aha maafiyada maraykanka ee laka baqo. malin aya waxa uyimi nin sifican u labisan oo ladhaho (kount lostic) wxuna ku yiri waxa kaso jeda qoys lacagleh waxana ku wada mashruuc 50,000 oo dollar ah 2 bilod kudahod uu ku helayo 100,000 oo dollar. Elgabon waxa uu aha nin awodbadan waxa uu aminsana in an lakhiyami karin kount lostic ayuna ku warejiyay lacagtii. kount lostic wa uu qaatay lacagti bangi ayuna dhigay 2 bilod kadib ayu lacati uso qaday wuxuna u geenay elgabon wuxuna yiri mashruuci wanu ku khasarnay, elgabon wa uu yabay wuxuna sugayey Inu lacagta oo dhan uu wayo ama uu faaido oo 100,000 uu helo siday balantu ahayd. sida dardeed 5,000 oo kamid ah 50,000 ee loso...